Masno Apartments
Mudane/Marwo Ku soo dhawoow guriyo xaalo leh oo meel aad u buuq yar oo degan ku yaal, kuna filan xaas baladhan iyo xaas cusub.
Welcome to Masno Apartments
- Guryo qalab dhamays tiran
- TV
- Internet Xawaare Sare leh
- U dhow suuqa iyo moolal badan iyo hutelo heer sare


Guriga 101 wuxuu ka kooban yahay
Mudane/marwo ku soo dhawoow gurigan wuxuu ka kooban yahay 4 hurdo laba qol waxa yaala 2 sariiro oo min 2nafar ah , fadhi cunto , madbakh wayn qol caruurtu ku ciyaari karto, iyo qol qaaciya oo tv y
Guryaha 102-104 Waxay ka koon yihiin
Mudane/Marwo ku soo dhawoow gurigan, wuxuu ka kooban yahay
Makhsin Hurdo oo laba nafar ah, makhsin kale 2 sariirood min nafar ah fadhi iyo cunto iyo madbakh TV oo qalabkiisu u dhanayahay

